Tababar ku saabsan soo gudbinta sheekooyinka wanaagsan oo wariyaal looga furay Baladweyne.

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )Ururka gabdhaha saxafiyiinta Soomaliyeed ayaa magaalada Baladweyne ka daahfuray tababar ku saabsan Tiiraanyo bixinta wariyaasha iyo hab tabinta sheekooyin miisaaman

Tababarka ayaa socon doono mudo sadax maalmood ah waxaana ka faaideysanaya 30 wariye oo ka kalayimid degmooyinka gobolka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.