Olole nadaafaddeed oo laga sameeyay Magaalada Jowhar.

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee gobolka shabeellaha dhexe gaar ahaan xaafadda Horseed ayaa laga sameeyay olole lagu jarayo geedka garanwaaga iyo olole nadaafaddeed si kor loogu qaado bilicda xaafadda.

Ololahan ayaa waxaa si wada jir ah u sameeyay maamulka xaafadda Horseed iyo bulshada degan xaafadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.