Shir looga hadlayo ahmiyadda ay leedahay Cadaalada oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka maamulka Koonfur Galbeed Xassan Cabduqaadir Maxhamed ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray tababar ku saabsan Cadaaladda.

Tababar ayaa inta uu socda waxaa ka qeybgalayasha lagu bari doonaa ahmiyada ay leedahay cadaalada, waxana ka qeyb galaya xubno kala socda ururada bulshada rayidka magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.