Hannaanka Maareynta Dacwadaha maxkamaddaha oo laga daah furay Magaalada Muqdisho

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay Hannaanka Maareynta Dacwadaha kaasoo ay ku shaqeyn doonaan maxkamaddaha dalka iyadoo la adeegsanayo tiknolojiyadda casriga.

Habkan casriga ee loogu talo galay in maxkamaddaha ku wadaan xogta iyo shaqo maalmeedkooda ayaa looga gon lee yahay sidii looga gudbi lahaa habkii markii hore loo keydin jiray dacwadaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey