Haween bartay xirfadda dhar tolista oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
98

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu kudoonsiinayey haween bartay xifada dhar tolista iyo aqriska isla markaana wax kabartay dugsi farsamada gacanta Hargeysa

Waxa ka qeyb kalay munaasbada mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda pharo foundation iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi