Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dhul ku wareejisay muwaadin si sharci darro ah looga heystay

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa manta Muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay dhul muddo si sharci darro ah looga haystay magalada muqdisho ee caasimada soomaaliya.

Gudoomiyaha maxkamada gobolka banaadir ayaa dhulkii laga heystay ku wareejiyay muwaadin soomaaliyeed oo dhulkiisa sifo sharici darro ah looga heystay waxaana goob jog ka ahaa taliska ciidanka booliska gobolka banaadir gaar Ahaana qeybta waliyoow cade ee magalada muqdisho.
Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed