In ka badan 300 oo ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Eagle ee Baladweyne.

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magalada Baladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 300 Arday oo dhameysatay madooyinka sintifiga ee skuulka Egale ee magalada Baladweyne

Waxa ka qeyb galay munaasabadda maamulka iskuulka egale bahda waxbarashada waalidiin dhaqatiir  iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen