Qiimaha la iibiyo abuurka beeraha ee suuqyada Baladweyne oo hoos u dhac ku yimid.

0
208

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga dareemaya hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo abuurka Beeraha noocyadooda kala duwan gaar ahaan Qaraha, Bisbaaska, Barbarooniga , koostada iyo Ansalaatada.

Ganacsatada iibisa abuurka beeraha ee magaalada Baladweyne ayaa hoos u dhacaan ku sababeeyay inay Hayadaha deeqda bixiya ay abuur u qaybiyeen beeraleeyda taasina ay hoos u dhigtay in laga iibsado abuurka beeraha.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey