Suuqa waaheyn ee magaalada Hargeysa oo la dhagax dhigay

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Hargeeysa ka dhagax dhigay dhismaha suuqa weyn ee Waaheyn kaasi oo sameyn weyn ku yeeshay dabkii ka kacay suuqa sanad ka hor.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxa goob joog ahaa madaxweynaha maamulka Soomaliland, Mas,uuliyiin ka socday magaalada Hargeeysa , Gudiga suuqa Waahayn, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey