Kulan looga hadlayay qorshaha ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka oo lagu qabtay Garoowe.

0
106

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ku qabatay kulan looga hadlayay qorshe howleedka Barnaamijka Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka ee 5 sano ee soo socota.

waxa ka qeyb galay kulanka xubno kamid ah wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska maamulka Puntland iyo mas’uuliyiin katirsan hay’addaha ka shaqeeya deegaanada Puntland.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi