Ardey dhameysay jaamacadda Central ee Baladweyne oo bilaabay difaacashada bugaagta qalin jabinta.

0
84

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 80 ardey oo dhameysay kuliyaddaha kala duwan ee jaamacadda Central ee magaalada Baladweyne ayaa maanta bilaabay inay difaacdan buugaagtooda qalin jabinta.

Ardeydan ayaa bartay cilmiga caafimaadka sida Sheybaarka, caafimaadka dadweynaha, kalkaaliyanimada, iyo cilmiga Computer.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey