Shirka maareeyaasha garoomada dalka oo ka furmay Muqdisho

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada XFS ayaa Maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Maareeyeyaasha Garoomada diyaaradaha dalka kaasi oo looga hadlayay isku xerka iyo xiriirka madaxda maareeyaasha garoomada diyaarahada ee gobolaa dalka.

Waxaa ka qeybgalay shirka Maareeyeyaasha Garoomada diyaaradaha ee gobolada dalk iyo ku xigeenadooda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.