Tababar ku saabsan diiwaan gelinta dadka isaga kala gudba xuduudaha oo laga daah furay Dhuusamareeb.

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda JFS ayaa magaalada Dhuusa-mareeb ka daah furtay tababar kusaabsan diwaangelinta dadka isaga kala goosha xuduudadaha dalka.

Tababarkaan ayaa waxa iska kaashana Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda JFS iyo Hay’adda Socdaalka adduunka IOM waxana ka faaidaysana qaar kamid shaqaalaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda kuwaas oo ka howlgala guud ahaan dalka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.