Tababar ku saaban xalinta qilaafaadka oo lagu qabtay Kismaayo

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiir kuxigeenka Wasaaradda arimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Cali Careys Xassan ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay tababar looga hadlayay xalinta khilaafaadyada.

Tababarkan oo soco doona mudo 5 maalin ah ayaa waxa ka qeyb kalay agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha Nuur Cumar Shaale qaar kamid holwadeenada Wasaaradda arimaha gudaha urada haweenka, dhalinyarada iyo odayaasha dhaqanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.