Wiil dhallinyaro ah oo ku nool Baladweyne oo ay buro kaga taallo dhuunta oo codsaday in laga gacansiiyo caafimaadkiisa

0
260

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cabdikariin Cali Khaliif waa wiil dhallinyaro ah oo da’diisu ay  tahay  24  sano islamarkaana ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan  waxaana uu la il daran yahay Buro dhuunta kaga taallo.

Cabdikariin Cali khaliif  ayaa  ah wiil Sabool ah oo aan haysan awood iyo maalba  taasi uu isaga daaweeyo buradaam kaga taala dhuunta taasi oo dhinaato badan ku haysa Habeen iyo maalin.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey