Tababar ku saabsan Diblumaasiyadda iyo hab-maamuuska oo kafurmay Muqdisho

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Muqdisho uga daahuray tababar ku saabsan Diblumaasiyadda iyo hab-maamuuska.

Tababarka ayaa waxaa ka qeeybgalaya in kabadan 50 qof oo ka kala socda hay,adaha kala duwan ee Dowladda Soomaliya.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan