Dhismaha Masjid cusub oo laga Dhagax dhigay Tuulada Sheekh Nuur oo katirsan Degmada Cadale

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Sheekh Nuur oo katirsan Degmada Cadale ee gobolka shabeelada dhaxe ayaa Culumaa’udiinka deegaanka maamulka degmada Cadale ka dhagax dhigeen dhismaha Masjid cusub oo dadka deegaanka codsadeen in loo dhiso

madasha lagu dhagax dhigayey masjidka ayaa waxa goobjoog ahaa maamulka degmada Cadale iyo dadka deegaanka

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi