Imtixaankan qaranka ee dugsiga sare oo lagu soo gabagabeeyay Baladweyne

0
110

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay Imtixaankan qaranka ee dugsiga sare .

Dhoor goobood oo loo asteeyay ayeeyay ardeyda ku galayeen imtixaanka waxa uuna socday mudo shan maalin ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan