Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuulka Al-luqmaan oo kamid iskuulada ku yaalo magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan gaar ahaan Xaafada Howl-wadaag ayaa waxa burbur u geeystay fatahaadii wabiga shabeele iyadoo hada ay kajirto baahi dhanka dhismaha.
Iskuulka Al-luqmaan ayaa kamid ah iskuulada dhawaan laga hergeliyay magaalada baladweyne waxaana wax kubarta caruur isugu jirta danyar iyo agoon.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey