Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan oo qayb ka ah qorshaha Xukuumadda DanQaran.
Daahfurka barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin katirsan dowlada bahda garsoorka dalka iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed