Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Soomaliland ayaa dib u howlglisay xarunta xanaanada hooyada iyo dhalaanka deeganka Bali Calanle ee Gobolka Togdheer.
Xaruntan ayaa horey loo xiray kadib markii loo wayay dawooyin iyo shaqaale ka howlagala.
Iksuduwaha wsaarada caafimaadka gobolka Togdheer Maxamed Cabdi Axmed abuuwalad ayaa sheegay in ay xooga saari doonan adeeg bixinta caafimadka.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.