Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Tababar u furay qaar ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta ah ee ka howlgalo xarumaha warbaahineed ee gaarka loo leeyahay iyo kuwa dowlada.
Gabdhaha saxafiyiinta ah ee ka qeyb galaya tababarka ayaa laga soo kala xulay xarumaha ay ka howlgalaan iyadoo ujeedka tababarka uu yahay sidii ay gabdhaha ugu qeyb qaadan lahayeen dib u dhiska dalka.
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aaadan Xuseen