Dhismaha Buundada Degmada Baardheere oo gabogabo mareysa.

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shacabka degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo gacan ka helayo qurba joogta ayaa heer gabagabo ah marsiinaya Dhismaha Buundada Degmada Baardheere.

Buundada ayaa waxaa burbur ugeystay fataahadii wabiga shabeele uu sameeyay waxaana dhibaato ku qabay maristeeda shacabka iyo gaadiidka magaalada.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan