In ka badan 22 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 22 Arday oo baratay quraanka kariimka isla markaana ka aflaxay Madarasadda Yuusuf Al-kowney.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Madarasadda bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi