Xarunta keydka daawada qaranka Soomaaliya oo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho oo xariga laga jaray.

0
68

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh oo la hubiyey badqabkeeda.

Munaasabada xariga looga jaray xarunta keydka daawada Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka caafimaadka Somaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, wasiiro ka tirsan xukuumadda, bahda caafimaadka iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey