Gudiga Tacliinta sare ee Somaliland oo tababar u qabtay shaqaalaha gobolada Somaliland.

0
107

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boorama ee gobolka Owdal ayaa lagu qabtay tababarbarkan oo ku saabsanaa sare uqaadida tayada shaqaalaha tacliinta sare ee Soomaliland waxa uuna ku saabsanyahay maamul wanaaga iyo xoojinta fahamka tacliinta sare.

Tababarka ayaa loo qabtay shaqaalaha kala duwan ee gudiga tacliinta sare ee Soomaliland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan