Maamulka Puntland oo digniin u jeediyay dadka ku howllan xaalufinta deegaanka.

0
71

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkan jaraaid oo ay si wada jir ah uqabteen guddiga ilaalinta deegaanada Puntland waxgarad iyo masuuliyiinta deegaanka Ceelaanyo ee gobolka sanaag ayaa amar looga soo saaray dadka xaalufka ku hayo dhirta.

Waxa ay sheegeen in aan loo dulqaadan doonin in sifo sharci daro ah loo qoto macdanta loona jaro dhirta iyagoo dadka ku howlan ugu baaqay in ay kawaantoobaan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan