Kaluumeysatada Boosaaso oo codsday in loo dhiso meel ay ku ganacsadan

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga Iskaashatada kaluunka wadajir ee magaalada Boosaaso oo kulan ku yeeshay magaaladaasi ayaa madaxda maamul goboleedka Puntland ka codsday in loo dhiso suuq ay ku ganacsadaan

Ganacsatadan ayaa ku shaqeysta hada suuq dhismihiisu bur bur uu soo gaaray kaasi oo u dhaw ineey dumaan dhismaayaasha ugu muhiimsan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin