In ka badan 200 oo arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Universal ee Baladweyne.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 200 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka unversal oo ku yaallo xaafada kooshin ee magalada Baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ee iskuulka unversal ayaa ahay kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Warbixintaan Waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.