Shir looga hadlayo ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay shir looga hadlayo ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka kaasoo socon doona muddo laba maalmood ah.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka socda xafiiska xeerilaalinta Jubbaland, bahda garsoorka, haween, iyo xubno ka socda wasaaradda haweenka Jubbaland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.