Waddo laga hirgeliyay Magaalada Muqdisho oo xariga laga jaray.

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xariga ka jaray dhismaha wadda Interlock ah oo laga fuliyay sadax waddo oo ku dhacda Waddada Taleex iyo Xaaji Baasto, taas oo dhismaheeda ay iska kaa shadeen Maamulka Degmada iyo bulshada, waxaana mashruucaas fulisay shirkada Horyaal Interlock.

Guddoomiyaha Degmada Hodan Mudane Cali Fahle ayaa tilmaamay in dhismaha waddadan ay baahi weyn u qabeen bulshada reer Hodan maadaama wadooyinkan ay yihiin kuwa ganacsi.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.