Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka Hooyada Iyo dhalaanka magaalada Burco.

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cusbitalka Hooyada Iyo Dhalaanka ee magaalada Burco Ee Khalifa oo kamida cusbitaalada waweyn ee somaliland Ayaa lagu Soo Kordhiyey Qayb U Gaarka Ah Daryeelka iyo daweynta caruurta Ka Yar 5 sano ila bil iyo qalabka lagu xanaaneeyo caruurta.

munaasabada daahfurka qeybta caruurta ee khalifa hospital ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan wasaarada caafimaadka somaliland masuuliyiinta Burco bahda caafimaadka burco iyo qeybaha bulshada Burco.

warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.