Arday ka qalin-jibisay Iskuulka Ramadaan oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula ) Magalada Beladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 76 Arday oo dhameysatay fasalka afaraad ee dugsiga sare sanadka dugsiyeedka 2022-2023 kana aflaxday iskuulka Hoose dhexe sare ee Ramadaan.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka iskuulka Ramadaan bahda waxbarashada waalidiin dhaqatiir iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney