Xarunta hal-abuurka dhallinyarada soomaaliyeed oo laga furay Muqdisho

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula ) munaasadabada daah furka xarunta hal-abuurka dhallinyarada ee jaamacada banaadir ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho ee caasimada dalka.

daah furka munaasabada xarunta hal-abuurka dhalinyarada ee jaamacada banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro xildhibaano ka tirsan dowlada soomaaliya masuuliyiinta jaamacada banaadir iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad