Ardayda Jamacadda Golden oo agab wax-barsho geeyay degaanka Labidheer.

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )Ardayda Jaamacadda Golden faraceeda Guriceel Ayaa agab wax-barashada Gaarsiyayay Degaanka Labidheer ee hoosyimaada magaalada Guriceel.

Dadka deegaankaan ayaa baahi weyn uqabay agab waxbrasho maadama caruurta deegaanka ay ubadanyihiin kuwo gaaray xiligii waxbarashada.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen