Olole lagula dagaalamayo cayaanka beeraha oo laga bilaabay magaalada Ceergaabo ee gobolka Sanaag.

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )Wasaaradda Beeraha Soomaliand ayaa magaalada Ceergaabo ka daahfurtay mashruuca buufinta ceyayaanka beeraha.

Mashrucaan ayaa dhamaan lagu buufin doonaa beeraha guud ahaan gobolka Sanaag iyadoo beeraleyda ay baahi weyn uqabeen mashruucaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan