In ka badan 60 ardey oo dhameeyay jamaacadda Baladweyne oo bilaabay inay difaacdan bugaagtooda qalin jabinta.

0
74

Baladweyne ( Radio Beerlula )In ka badan 60 ardey oo dhameysay kuliyaddaha kala duwan ee jaamacadda Baladweyne ayaa maanta bilaabay inay difaacdaan buugaagtooda qalin jabinta.

Ardeyda difaacaneeysa buugaagta ayaa waxa ay isugu jiraan Kulliyadaha Caafimaadka, Waxbarashada, Dhaqaalaha, iyo kuliyada Shareecada.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey