Qorshaha kala korinta caruurta ee wasaaradda Caafimadka Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabatay kulankan oo lagu soo bandhigaayay qorshaha qiimaynta lagu shaqayn doono gaar ahaane kala korinta ubadka.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaliland hay,adaha iyo madaxada xarumaha cafimaad ee ka shaqeeyo arrimaha hooyada iyo dhalaanka.

Warbixintaan waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.