Tartanka kubadda cagta Dugsiyada sare ee gobalka Banaadir oo laga daahfuray magaalada Muqdisho.

0
211

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Maxamed Barre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si wadajir ah Garoonka Kubadda Cagta Eng. Yariisow Stadium ugu daahfuray Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyadda Gobolka Banaadir.

Furitaanka Tartankaan ayaa waxaa ka qeyb kalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir Bahda Waxbarashada iyo taageerayaal isaga kala yimid Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.