Mashaariic waxbarasho oo laga hirgiliyay magaalada Galkacyo oo xariga laga jaray.

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru Dawlaha wasaaradda waxbarashada Puntland oo uu weheliyo gudoonka waxbarashada gobolka Mudug ayaa si wadajir ah waxa ay xariga uga jareen dhismayaal cusub oo lagu kordhiyay dugsiyada Cumar Samatar,Garsoor iyo masaariga oo dhamaantood kuyaala Gaalkacyo.

Dhismayaashan ayaa waxaa iska kaashaday wasaarada waxbarashada iyo Hay,adaha Care iyo SCI.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.