Wariyaal ka kala socda warbaahinta gudaha oo tababar looga furay Muqdisho.

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho tababbar ku saabsan sameeynta Wararka iyo tabintooda uga daahfuray 30 Saxafi oo ka kala socday Wakiilada Warbaahinta Qaranka ee Gobollada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Furitaanka tababarka ayaa waxa ka qeyb Kalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda warfaafinta XFS mudane Cabdulaahi Xayir Ducaalle mas’uuliyiin katirsan wasaarada warfaafinta iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey