Sare u kac ku yimid qiimaha xoolaha gobolka shabeellaha dhaxe

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )Suuqa weyn ee lagu iibiyo xoolaha nool ee deegaanka Biyo-Cade oo kamid deegaanada Hoos yimaada maamulka Hirshabeele ayaa laga dareemayaa sare u kac dhinaca qiimaha lagu kala iibsanayo Xoolaha nool.

Sare u kaca xoolaha nool ayaa waxaa sababay abaaraha kajira dalka taasi oo inta badan baa,ibiyay xoolihii lagu dhaqi jiray miyiga.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey