Imtixaanka qiimeynta macalimiinta oo ka furmay degmooyinka Puntland.

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta gobolada Puntland ka daah furtay imtixaan lagu qiimeynayo aqoontooda macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada hoose iyo dhexe waxaana u jeedka ay wasaaradu imtixaanka u qaaday ay tahay in la helo macalimiin tayo leh.

12 degmo oo kamida dowlad goboleedka Puntland ayeey 1850 macalin ku galayaan imtixaankan lagu qiimeynayo tayada macalimiinta dugsiyada hoose iyo dhaxe ee Puntland.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed