Baladweyne ( Radio Beerlula )Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaliya ayaa tababar u furay qaar kamid ah Gabdhaha Wariyayaasha ee ka howlgala Gobalka Banaadir iyo Goballada dalka.
Waxa uu ku saabsanyahay ilaalinta xogta internetka iyo mida taleefanada gacanta taasoo saameyn weyn ku yeelatay bulshada
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan