Ololaha talaalka Cudurka Dabeysha oo laga daah furay Magaalada Kismaayo.

0
207

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayay talaalka cudurka dabeysha.

Waxaa goob joog ahaa munaasabada lagu daah furayay masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka Jubbaland, dhaqaatiir, iyo maamulka magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.