Dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay cudur halis ku ha raga oo ku soo batay dalka

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cumar mudaale oo kamid ah dhaqaatiirta ku nool magaaalada Baladweyne ayaa dhallinyarada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka galaha oo kusoo badanaya dhallinyarada soomaaliyeed.

Cudurkan ayaa ku dhaca raga waxaana uu ku keenaa dhallmo la-aan iyadoo hadii si deg deg ah loo daweybnin ay keeni karto in qaliin loo baahdo.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahin