Dhul loogu tala galay in xarun waxbarasho lagu dhiso oo lagu wareejiyay wasaaradda waxbarashada Galmudug

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waaxda waxbarashada dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa maanta la wareegtay dhul loogu tala galay in lagu dhiso Iskuul wax lagu baro caruurta Baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Cabdirisaaq sheekh Axmed Nuur oo kamid ah  ganacsatada magaaladacaasimadada ah ee Galmudug ayaa ku deeqay dhulkan lagu dhisi doono schoolka dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa sheegay in uu ugu deeqay dhulka in ay wax ku bartaan dadka baahiya gaarka qaba.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmad