Dhallinyaro waxbaratay oo fursado shaqo ka helay Shirkadda Baraka faraceeda Baladweyne.

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkadda Baraka faraceeda Baladweyne oo soo saarto Joodariyada, Isbuunyada, fadhiyada, Barkimada iyo Sameeynta Agabka Jiifka Ayaa waxaa ay qaadatay in kabadan 50 dhallinyaro ah oo kamid noqonaya shaqaalaha shirkadda.

Dhallinyaradan ayaa ahaa kuwo mudo wax baranayay balse waayay shaqo ay noloshooda ku dabaraan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey