Shirka dib u eegista iyo horumarinta waxbarashada deg dega oo lagu qabtay Hargeysa.

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay shirka dib u eegista iyo horumarinta waxbarashada deg dega ah .

Shirka ayaa waxaa goobjoog ah masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada Soomaliland madaxda waxbarashada gobolada Soomaliland iyo xubno ka socday hay,adaha taageero waxbarashada .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan