In ka badan 30 gabdhood oo saxafiyiin ah oo tababar loogu qabtay Dhuusamareeb

0
87

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa tababar kusaabsan sare u qaadista doorka gabdhaha Kujira saxaafadda loogu qabtay in kabadan 30 saxafiyiin ah oo ka kala socda warbaahinta Galmudug qeybahooda kala duwan

Tababarkan oo socon doona mudo 3 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta Galmudug oo kaashanaysa wasaaradda warfaafinta dalxiiska iyo dhaqanka XFS

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.